Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Farmaajo oo Shacabka Somaliyed u sheegay in ay heestaan Hal...

Dhageyso Madaxweynaha Farmaajo oo Shacabka Somaliyed u sheegay in ay heestaan Hal Fursad,,,

0
SHARE

Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Maxamed “ Farmaajo “ ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday iney ka qeyb qaataan taakuleynta iyo niyad dhiska Ciidamada Dowladda.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay hada ka faa’iideystaan fursada la heysto ee ah taakuleynta, niyad dhiska, qalabeynta iyo hormarinta Ciidamada.

Waxa uu xusay in dowladda uu hogaamiyo ay xooga saari doonto ka shaqeyntaa sugida amniga guud ee dalka iyo Xasiloonida.

Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in si wadajir ah loogu shaqeyn doono sidii loo soo celin lahaa kalsoonida ka dhaxeysa Shacabka iyo Ciidamada.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Farmaajo,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here