Home wararka Dalka Dhagayso Ciidamada Isku Dhafkaa Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Qaaday Howlgalo Dad Badan...

Dhagayso Ciidamada Isku Dhafkaa Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Qaaday Howlgalo Dad Badan lagu Soo Qab Qabtay

0
SHARE

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa laga sameeyay howlgalo dad badan lagu soo qab qabtay oo ay qaadeen ciidanka isku dhafkaa ee magaalada gaalkacyo.

Ciidankaan oo dhawaan tababar loosoo xiray ayaa sameeyay howgalkoodii ugu horeeyay oo ay ka sameeyeen qaybo ka mid ah magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug

Shacabka gaalkacyo ayaa si wayn usoo dhaweeyay ciidanka isku dhafkaa ee markii ugu horaysay loo sameeyay gaalkacyo ayna sameeyeen labada maamul ee galmudug iyo puntland

Hoos Ka Dhagayso Codka

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here