Home Wararka Maanta Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaaliland oo Si layaab leh uga Hadlay Wixii jimcihii...

Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaaliland oo Si layaab leh uga Hadlay Wixii jimcihii ka Dhacay Goojacade

0

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland ayaa guuldaradii gaartay ciidanka SL jimcihii lasoo dhaafay ku sheegay in ay ku timi xisaab khaldantay, oo hadda la saxayo, dadka Hargeysa oo uu la hadlayay ayuu sheegay in ay tahay in aan ciidan kala saarsarin (reer-reer loo maagin) afxumada laga daayo, niyadana loo dajiyo.

Suldaanka guud ee Salaadiinta Somaliland oo ku labisan tuutaha ciidamada ayaa madasha ka sheegay in ay garabtaagan yihiin ciidamada, oo ay ku taagerayaan duulaan ay ku qaadaan Laascaanood iyo waxa ugu yeeray xaduudihii Gumeystuhu katagey.

Suldaanka ayaa ugu yeeray in qof kasta howshaas qeyb kanoqdo, taas oo muujinaysa xaqiiqada taala Somaliland, sida ay masraxa uga fog tahay.

Duqa Hargeysa oo dareenkiisa xakameyn waayayna wuxuu sheegay in ciidamada SL aysan jabine meshii la doono dunida ay tagayaan.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Weerar Culus ku qaaday saakay Degaan ka tirsan Gobalka Hiiraan oo sanad ka hor laga saaray
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dilka loogaystay Cabaas Osman Abshirow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here