Home Wararka Maanta Madaxweynaha Masar oo Soomaaliya u sameeyay balanqaad weyn

Madaxweynaha Masar oo Soomaaliya u sameeyay balanqaad weyn

0

Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay, kaddib wada hadal labo geesood ay yeesheen ayay uga hadleen xiriirka labada dal, danaha ay wadaagaan sida faylal badan oo Gobolka ah.

Madaxweyne Siisi ayaa sheegay in Soomaaliya tahay walaal Carbeed oo ay isla yihiin Afrikaan, oo ay ku tirsanayaan Gobolka Geeska Afrika, waxaa uu tilmaamay in wada hadaladii uu la yeeshay Xasan Sheekh ay ka turjumayeen heerka isku duubnida iyo aragtoda ay wadaagaan.

Waxaa uu sheegay inay Soomaaliya ka taageerayaan dhinacyada Tacliinta iyo la dagaalanka Argagixisada.

Ad
Previous articleMadaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay
Next articleWasiiradda Difaaca dalalka Masar iyo Soomaaliya oo ka Heshiiyay Arima Xasaasi ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here