Home Wararka Maanta Deg deg Dagaal Xoogan oo ka Socda Magaalada Baladwayn

Deg deg Dagaal Xoogan oo ka Socda Magaalada Baladwayn

0

Dagaalka ka socdo caawa magaalada Beledweyn ayaa u dhaxeeya maamulka gobolka Hiiraan iyo sarkaal magaciisa la noogu sheegay Nuur Dheere.

Dagaalka oo sii xoogeystay ayaa ka socdo xaafadda Kooshin, waxeyna labada dhinac isku adeegsanayaan hub culus.

Khasaaraha illaa hadda la ogyahay waa dhaawaca 7 qof iyo dhimashada 1 qof, waxaana aagga uu dagaalka ka socdo ka billaawday barakac.

 

Ad
Previous articleDowlada ingiriiska oo Taageertay oo Raysulwasaare Rooble kana Horyimid Farmaajo
Next articleMaxaa ka hirgalay Qorshaha Madaxweyne Qoor Qoor ee ka Socday Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here