Home Wararka Maanta Gudoomiyayaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyina oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay...

Gudoomiyayaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyina oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Kuraasti Ceelwaaq lagu Doortay

0

Guddomiyaha guddiga xalinta khilfadka doorashada Maxamed Cawil Warsame oo waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashada Ceelwaaq maadama aaysan waafaqsaneyn heshiiski 17 September , sido kalana sheegay in doorashada Garbaharey aaysan aqoonsi heleyn maadama dowlad goboledka jubaland iyo guddiga seit ka maqan yihin.

Kuraasti Ceelwaaq laguso doortay waxa laalay Guddiga xalinta khilaafadka, mana heli doonin ID Card-ka xildhibanimo ee aay bixiyan gollaha shacabka.

Ad
Previous articleAraday Soomaliyeed oo Deeq Wax barashao Ka Helay Serbiya oo lagu Soo Dhaweeyey Wadankaas(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Ku Xigeenka Jubaland iyo Wafdi u Hogaaminaayo Oo Gaaray Ceelwaaq(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here