Home Wararka Somaliya Galmudug Ra’isul Wasaare Rooble oo dhuusamareeb ku shir Gudoomiyaha Shirka Golaha Wasiirada Galmudug...

Ra’isul Wasaare Rooble oo dhuusamareeb ku shir Gudoomiyaha Shirka Golaha Wasiirada Galmudug iyo Wasiirada DFS {Sawiro}

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug iyo Shirka Golaha Wasiirrada XFS,
Kulankaan  ayaa diiradda lagu saaray wadashaqeynta Hay’adaha Federaalka Fedraalka ah iyo Dowlad-goboleedka Galmudug.
Shirka ayaa sidoo kale lagu dhageystay warbixinno ku saabsan doorashooyinka, xaaladda amniga dalka, iyo wax ka qabashada abaaraha ka jira Deegaanada Galmudug.
Ad
Previous articleMaxaad ka taqaanaa 5 kursi ee Galmudug ku dhawaaqday Cida ku Fadhisa
Next articleQaramada Midoobey oo ku baaqday in si Deg Deg ah loo dhameeyo Doorashada Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here