Home galmudug Dhagayso Shil Gaari Oo Ka Dhacay Koonfurta Gobalka Mudug Iyo Qasaare Dhimasho...

Dhagayso Shil Gaari Oo Ka Dhacay Koonfurta Gobalka Mudug Iyo Qasaare Dhimasho iyo Dhaawac Iskugu Jira Oo Ka Dhashay

0

Shil gaari oo Geestay Qasaaro Dhimasho iyo dhaawacba Leh Ayaa Ka Dhacay Wadada udhaxaysa deegaanaa  wisil iyo Gawaan oo ku yaala koonfurta gobalka mudug kuwaasi oo hoostaga dagmada hobyo ee isla gobalka mudug

4 ruux ayaa ku dhaawacantay Shilkan Gaari Waxaana intii dhaawaca Loosoo Waday Gaalkacyo Wadada Ku Geeriyooday Hal Ruux

Afhayeenka Dagmada wisil yoonin abshir daleel oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyayay qaabka uu shilku u dhacay iyo sababta keentay shilkaani

Dhaawacyada dadkii ku wacyeeloobay shilka gaari ee ka dhacay koonfurta gobalka mudug ayaa lagu dabiibayaa isbitaalka wayn ee magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Afhayeen Wisil yoonin abshir daleel 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here