Home Wararka Maanta Muwaadin Soomaaliyeed oo 27 sano Dalka ka Maqnaa oo 3 Maalin Joogay...

Muwaadin Soomaaliyeed oo 27 sano Dalka ka Maqnaa oo 3 Maalin Joogay oo ka Mid noqday Dadka ku Geeriyooday Hotel Xayaat

0

C/qaadir Sheekh Maxamed oo loo yaqaanay (AK) oo 3-Maalin kahor Muqdisho ku laabtay, muddo 27-Sano ahna ku noolaa Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika, ayaa kamid noqday Dadkii ku nafwaayey Hotel Xayaat ee Muqdisho.

Marxuumka, waxa lagu sifeeyey inu uu ahaa Shaqsi Afgaaban oo Akhlaad leh oo Ahlu Salaad ah, wuxuuna waayihii dambe  ahaa Hogaanka iyo Nabadoonka Uber Somalian Team.

Allah ha u naxariisto Dhamaan walaalaha ku nafwaayay weeraradii xalay ka dhacay magalada Mogadishu

Ad
Previous articleGaroon Diyaaradeed oo laga dhisayo degmo ay Go’doomiyeen Al Shabaab (Sawirro)
Next articleDEG DEG: Ciidamada Gaashaan oo laga saaray Hotel Hayat iyo Haramcad oo la wareegay howlgalka(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here