Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Baladwayne oo uu Ku jiro Wasiirka Arimaha Gudaha aya...

Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Baladwayne oo uu Ku jiro Wasiirka Arimaha Gudaha aya Kasoo horjeestay Ciidamadi lageyey Baladweyne

0

Siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan oo uu qayb ka yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS ayaa hadda shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in ay kasoo horjeedaan ciidamada dowladda ee la geeyay magaalada Baledweyne.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay arrintaasi tahay arrin siyaasaddee oo looga gool leeyahay in la boobo kuraasta halkaas taalla ee lagu dooran doono.

Ciidamo Ka Tirsan Haramcad iyo Gorgor ayaa Saakay loo Daabulay Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan.

Ciidmadaan ayaa Siyaabo kala Duwan Waxaa Uga Hadlay Mucaaradka IyonSiyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobalka Hiraan kuwaas oo Sheegay inay larabo in lagu Boobo Kuraasta Taala Baladwayne.

Ad
Previous articleLaba Musharax oo isku diiwaan galisay Kursiga HOP64 ee Galmudug (Sawiro)
Next articleAbiya axmed Oo Kh Dhawaaqay War ka Farxiyay Ciidmada Tigreey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here