Home Wararka Maanta Safriika Mareykanka oo la Kulmay Ra’isul Wasaare Xamza oo 30 cisho ka...

Safriika Mareykanka oo la Kulmay Ra’isul Wasaare Xamza oo 30 cisho ka badan Xukuumad dhisin (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen xoojin xiriirka iyo wada shaqeynta u dhaxeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa uga mahadceliyay dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Soomaaliya, isaga oo sheegay in xukuumaddiisa cusub ay sii wadi doonto wadashaqeynta — isla markaana ay xoogga saari doonto sugidda amniga dalka.

Ad
Previous articleDeg Deg Jowhar Qarax Culus ayaa lagu weeraray Hotel ku yaala
Next articleDeg Deg Sarkaal sare oo Goor dhaw Lagu dilay Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here