200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Dowlada Imaaraadka oo war kale kasoo saartay Xaalada Qatar ee Cakiran… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dowlada Imaaraadka oo war kale kasoo saartay Xaalada Qatar ee Cakiran…

Wasiiru Dowlaha arrimaha dibada wadanka Imaaraadka Carabta Anwar Gargash ayaa sheegay in xayiraada dhinaca diblumaasiyada ah ee saaran dalka Qadar inay socon karto muddo sanooyin ah.

Gargash oo warkan ka sheegay magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa ku eedeeyay dowlada Qadar inay taageerto argagaxisada iyadoo maanta ay ku eg tahay 14 maalmood oo loo qabtay muwaadiniinta ka soo jeeda dalka Qadar inay ugaga baxaan wadamada Sacudi Carabiya,UAE iyo Baxreyn.

Gargash ayaa ugu baaqay dowlada Qadar inay joojiyaan taageerada ay u hayaan muslimiinta asal raaca ah kahor inta aan la gaarin heshiis lagu soo afjarayo khilaafka kala dhexeeya wadamada Khaliijka.

Hase yeeshee eedeymaha loo soo jeedinayo dalka Qadar ayay dowlada Qadar ku sheegtay inay tahay been aan waxba ka jirin.

Dalka Turkiga oo ah wadanka ugu horeeya ee taageerada u muujiyay dalka Qadar ayaa haatan ciidamadiisii ugu horeeyay waxa ay gaareen dalka Qadar iyagoo si wadajir ah u sameyn doona dhoolatus milatari ciidamada dalka Qadar.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Sawirro Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Gaaray Deegaanka Qar,qoora Ee Gobalka Mudug Oo Ay Ka Jirto……
- Aug 19, 2017
Wafdi balaaran oo ka amba baxay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa gaaray ...
Weerar Mindiyo Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Dalka Finland
- Aug 19, 2017
Booliska dalka Finland ayaa raadinaya dad lagu tuhunsan yahay mindiyeyn baahsan oo hal qof ...
Sawirro Kulamadii Ugu Adkaa Oo Ka Socda Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle
- Aug 18, 2017
Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka oo shalay ku baxay xiisada ka taagan Maamulka Hirshabeelle ...
Dhagayso Galmudug Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaalka Xeraale Kuna Eedaysay Ahlusuna
- Aug 18, 2017
Deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud,waxaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacayay dagaalo u dhaxeeya ...
Odayaasha Degmada Xeraalle oo ku guuldareestay Heshiis la gaaro…
- Aug 18, 2017
Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanka Xeraale, ayaa ku guuldareystay in ay joojiyan dagaalada muddooyinkii ugu ...
Dowlada Sweden oo Sheegtay in aysan ka laabaneen Go.anka ay ka qadatay qaxootiga ka yimaada Dalka..
- Aug 18, 2017
 Dowladda Iswiidhan ayaa daboolka ka qaaday ineeysan wax is badal ah ku sameeyneyn go’aanka ...
Dhageyso Maamulka Ahlu-suna oo laga saaray Degmada Xeraalle oo dagaal ka dhacay…
- Aug 18, 2017
Inta La Hubo 12 Ayaa Kudhintay 20 Way Kudhaawacmeen Dagaalkii Kadhacey Xeraale Dadka Dhintay ...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku eedeeyay Xasan Kheyre duminta Maamulkiisa…
- Aug 18, 2017
Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble oo ay dhawaan sheegeen Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle in ay xilka ...
Dowlada Sacuudiga oo diyaarad u dirtay Dalka Qatar si ay u soo daabusho Xujeyda Dalkaasi…
- Aug 18, 2017
Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa sheegtay in laga cafiyay xujeyda Qatar ...
Dhageyso Labo Beelood oo ku heshiiyay Magaalada Cabud-waaq oo dhawaan lagu dilay,,,
- Aug 18, 2017
labo beelood oo kamid ah beelaha daga Degmada Cabud-waaq ee Maamulka Galmudug ayaa gaaray ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar ugu ambabaxay Dalka Sacuudiga isagoo ku biiray…
- Aug 18, 2017
Cabduweli Maxamed cali Gaas,Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta ka duulay Garoonka Diyaaradaha Magaalada ...
Daawo Muuqaalka Ciidanka isku dhafka ee Gobolka Mudug oo soo qabtay nin Xaaskiisa Dilay,,
- Aug 17, 2017
Ciidamada isku dhaf ah ee Puntland iyo Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay nin ...
Dhageyso Qalabeynta Ciidanka isku Dhafka ee Gobolka Mudug oo mareysa meel dhamaad ah,,,
- Aug 17, 2017
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dhammaad uu ...
Dhageyso Golaha Wasiirada Somaliya oo ansixiyay Sharciga la dagaalanka Argagixisada iyo,,,
- Aug 17, 2017
Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay ku ...
Sawirro Ciidanka Galmudug Oo Gaalkacyo Kusoo Bandhigay Kooxo Iibin Jiray Waxyaabaha Maanka Dooriya
- Aug 17, 2017
Ciidamada booliska magaalada gaalkacyo ee Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa  ku guuleystay in ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: