Home wararka Dalka Dhageyso Dowlada Somaliya oo ka hadashay Madaxa Amniyadka G.Banaadir ee Shabaab oo...

Dhageyso Dowlada Somaliya oo ka hadashay Madaxa Amniyadka G.Banaadir ee Shabaab oo la qabtay…

0
SHARE

Wasiirka Wasaarada amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow “Ducaale” oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Madaxii Amniyaadka uruka Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir, kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka.

Sarkaalkan Shabaabka ah ee la qabtay ayaa waxaa lagu magaacabaa C/waaxid Khaliif Axmed (Ciise Tarbuun), waxaana lagu qabtay suuqa Bakaaraha.

Wasiirka amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay sarkaalkan in uu ahaa ninkii bixin jiray amarada dadkii lagu dilay Muqdisho.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay sababta loo xiray jidcadayaasha waooyinka Muqdisho in ay tahay xaqiijinta amniga, iyo sidii gacanta logu soo dhigi kooxaha dillalka geysta ee ku baxsada wadooyinka jidcadayaasha.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here