radiomudug24 xayisiin mudug24 source

War Dag Dag Ah Gaari Dad Lagu Jiir Siiyay Magaalada London Iyo Qasaaraha Ka Dhashay

Tiro badan oo dad ah ayaa dhaawac uu soo gaaray kadib markii gaari la jiirsiyay dad wadada marayay meel u dhaw masjidka ku yaala waqooyiga London.

Dhacdadan ayaa boolisku ay ku tilmaameen shil aad u weyn.

Hal qof ayaa lagu qabtay meel u dhaw masjidka xaafadaasi ku yaala ee Finsbury Park.

Shilkan waxa uu ka dhacay Wadada Seven Sisters. Ciddamada booliska ayaana goobta ku sugan.

Guddiga Muslimiinta ee Britain ayaa sheegay in gaari si qasad ah loo jiirsiiyay dad cibaadeysanayay.

Dadka dhacdadaasi ku waxyeeloobay ayaa la aamminsan yahay inay kasoo laabteen salaada tahajudka .

Adeega gawaarida gurmadka degdega ah ee London ayaa sheegay in goobta weerarku ka dhacay ay u direen tiro ka mid ah shaqaalahooda caafimadka .

Muuqaal baraha bulshada lasoo gelliyay dhacdada kadib ayaa muujinaya argagaxa goobtaasi ka dhacay iyadoo dadka halkaasi ku dhawacmayna loo gurmaday.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    UGU YEERI MAAYAAN WEERAR ARGAGAXISO..YAAH.HADII UU MAGAC ISLAAM SIDAN LAHAA RUUXAASI SIDA;-AXMED,ISMAIL ALI,MUSSE,IWM WAXAA LOOGU YEERI LAHAA WAA WEERER ARGAGAXISO..ANIGAA DHAHAYA WA WEERER ARGAGAXISO OO ISLAAM NACAYB AH.




ad

Dhageyso Jawaab Hadalka Madaxweynaha Puntland oo Wacad ku maray in Maamul Cusub u sameenayo Gobolada Sool Sanaag iyo Ceyn..
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduwali Maxamed Cali Gaas ayaa wacad ku maray in uu Maamul ...
Dhageyso Taliyaha Ciidanka xooga Dalka General Gorod oo Gaalkacyo kula Hadlay warbaahinta..
- Dec 15, 2017
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod ayaa shalay gaaray ...
Madaxwayne Xaaf oo Dhax-dhaxaadin Ka Wada Galkacayo Si Loo Dhameeyo Khilaafka Laba Beelood.
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf ) ayaa la sheegayaa in qeybo ka ...
Maraykanka oo Hakiyay Gargaarka uu siin jiray Ciidamada Xooga Dalka.
- Dec 15, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay joojisay gargaarka ay siiso Ciidamada qalabka sida ee ...
Ra”isul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay Qaraxii Janaral Kaahiye.
- Dec 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa weerarkii ismiidaaminta ee maanta ...
Diyaaradaha Dagaalka Isra’iil oo Duqeyn Culus Ka fuliyay Marinka Qaza (Sawiro)
- Dec 15, 2017
Diyaaraddaha yahuudda Israel ayaa duqeeyn culus u geestay Marinka Qaza waxyar un kadib ...
Xasan Shiikh Maxamuud “Alshabaab oo Cadawga Umada Soomaaliyeed ee Ha loo midoobo.
- Dec 15, 2017
Madaxweynihii hore ee soomalia xasan shiikh maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay askartii ku dhimatay Weerarkii ...
Madaxwayne Xaaf iyo Taliyaha Xooga Dalka oo Galkacayo Maanta la Kulmay Sarakiil Cadaan ah (Sawiro)
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Taliyaha ciidamada xooga dalka gen.Cabdiwali jaamac Gorod ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska iyo Gudoomiye Taabit oo Isbitaalka Ku Booqday Ciidamadii Maanta Qaraxa Ku dhaawacmay (Sawiro)
- Dec 15, 2017
Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ahan Ku simaha Taliyaha Ciidamada Boliiska Gen Muqataar ...
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo Shaaciyay Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca Qaraxii Gen” Kaahiye.
- Dec 14, 2017
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumay ayaa Faah Faahiyay Tirada Ku dhimatay Kuna ...
War Deg Deg Ah Kooxda Shabaab oo war kasoo saartay Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho..
- Dec 14, 2017
War ka soo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegtay mas’uuliyada weerarkii ismiidaaminta ahaa ...
Qof Dhalinyaro ah oo Xalay lagu dilay Wadada Bile Rafle ee Magaalada Gaalkacyo..
- Dec 14, 2017
Nin dhalinyaro ah oo xalay lagu dilay jidka bile raflle ee Gaalkacyo" Marxuumkan oo lagu ...
Akhriso Warsaxaafadeed Gudoonka labada Aqal oo Khilaaf Xoogan soo Kala dhex-galay.
- Dec 14, 2017
Khilaaf iyo loolan dhanka awoodda ah ayaa ka soo if baxay Guddoonka Labada Gole ...
Deg Deg:- Qarax ismiidaamin ah ayaa Lagu Galay Xarunta Gen Kaahiye ee Ciidanka Boliiska Xili ay Wadeen Diyaar garoowga Dabaal dega.
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
War Deg Deg Ah Weerar ka Dhacay Deegaanka Taaroge oo Khasaaro ka dhashay..
- Dec 14, 2017
Wararka ka imaanaya Deegaanka Taaroge ayaa sheegaya in Halkaasi uu ka dhacay weerar Xoogan. Weerarka ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: