Home puntland Galmudug Iyo Puntland Oo Isku Mari La,a Kulamo Ay Ku Yeesheen Magaalada...

Galmudug Iyo Puntland Oo Isku Mari La,a Kulamo Ay Ku Yeesheen Magaalada Gaalkacyo

1
SHARE

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa si isdaba joog ah uga socday kulamo u dhexeeya wasiiro iyo waxgarad ka kala tirsan maamulada galmudug iyo puntland

Kulamdaasi ayaa diirada lagu saarayay sidii nabad waarta looga hirgalin lahaa gobalka mudug oo ay isku haystaan labada maamul ee galmudug iyo puntland

Xog rasmi ah oo warbaahinta mudug24 ay ka heshay kulamada labada dhinac ayaa sheegaysa in labada maamul ay wali isku mari la,ayihiin sidii loo wajihi lahaa nabadgalyo guud oo ka dhacda gobalka mudug

kulamo gaar gaar ah ayaa wali labada dhinac uga socda koonfurta iyo waqooyiga magaalada gaalkacyo balse ma jirto wax natiijo ah oo ilaa iyo haatan laga soo saaray kulamadaasi labada dhinac

Kalo Soco Mduug24 Wixii Kasoo Kordha Kulamadaasi 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here