Home wararka Dalka Dhageyso Dowlada Norwey oo aqoonsatay Basaboorka Somaliga…

Dhageyso Dowlada Norwey oo aqoonsatay Basaboorka Somaliga…

1
SHARE

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda Norway ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga gaar ahaan midka Diblomaasiyiinta.

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in Dowladda Norway ay aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Agaasime Koofi arrintan in ay tahay bilow fiican, sanadkana ay rajeynayaan in ay wax badan ka qaban doonaan arrinta la xiriirta Baasaboorka aqoonsigiisa.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay dalalka Qaaradda Yurub kala hadlaysay sidii ay u aqoonsan lahaayeen Baasaboorka Soomaaliga.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka.

Loading...

1 COMMENT

  1. AQOONSIGAASI MACNO NOO SAMAYNMAAYEE,NORWEY INTA ISKA DHAAFTO CARADA SOMA OIL AND GAS AY KA QAADAY,HA ISKA DHAAFTO CARUURTA AY U GURANAYSO SI SHARCI DARO AH & ANAA KAA XOOGWEYN,HAKA DHAAFTO DHIBAATADA DADKA SOMALIYEED EE QAXOOTIGA UGU TEGEY,TAASAAN WANAAG UGU HAYNAA,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here