Home wararka Dalka Dhagayso Xaalad Halis Ah Oo Ka Jirta Deegaano Ka Tirsan Galmudug Iyo...

Dhagayso Xaalad Halis Ah Oo Ka Jirta Deegaano Ka Tirsan Galmudug Iyo Digniin Laga Soo Saaray

0
SHARE

Deegaano badan oo ka tirsan dawlad gobaleedka galmudug ayaa waxaa haatan ka taagan xaalad adag oo dhinaca nolasha taasi oo ka dhalatay abaaraha ba,an ee wali ka jira qaybo ka mid ah galmudug

Goobaha qaar ayaa haatan waxaa ka dilaacay cuduro abaarta ka dhashay oo uu ka mid yahay cudurka shuban biyood oo soo riday dad fara badan oo ku sugan deegaano ka tirsan mudug iyo galgaduud

Wasiiirada caafimaadka galmudug naciima maxamed maxamuud ayaa hay,adaha samafalka ugu baaqday in ay gurmad caafimaad oo dag dag ah lasoo gaaraan deegaanada galmudug

Hoos Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here