Home wararka Dalka Dhagayso Madaxwayne Farmaajo Oo Markii Ugu Horaysay Fariin Adag U Diray Dadka...

Dhagayso Madaxwayne Farmaajo Oo Markii Ugu Horaysay Fariin Adag U Diray Dadka Mucaaradka Ku Ah Dawladiisa Kuna Tilmaamay….

0
SHARE
  • Views 0
  • Rating 12345

Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dadka mucaaradka ku ah dawladiisa asagoona fariin adag u diray

Farmaajo ayaa sheegay in aysan xumayn in dawladiisa la mucaarado asagoona sheegay in loo baahan yahay in dawlada lasiiyo fursad ay wax ku qabato

Dawlada uu hogaaminayo madaxwayne maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa haatan wada dadaalo xoogan oo ay kusoo celinayso nidaamkii dawladnimo ee dalka waxayna dawladu baryihii dambe la kulmaysay dhaliilo kaga imaanayay dadka aan la dhacsanayn habka ay haatan dawladu wax u wado

Hoos Ka Dhagayso Codka Farmaajo


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here