Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Garsoorayaal {Akhriso}

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Garsoorayaal {Akhriso}

0
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo magacaabay Garsoorayaal.
Dikreeto. 26ka-Juun-2021.
Magacabid Garsoorayaasha Galmudug
Madaxweynaha Dowladda Galmudug
Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad ee Dastuurka Dowladda Galmudug;
Markuu arkay: Qod: 6aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya sarreynta sharciga;.
Markuu arkay: Qod:18aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya dhowrista xuquuqda eedeysanaha;.
Markuu garowsadey: Baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka GM.;
Markuu tixgeliyay soo jeedinta: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug;.
Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug;
Wuxuu soo saaray xeerkan:
Qodobka 1aad:
Wuxuu Magacaabay Garsoorayaasha hoos ku xusan:
Maxkamadda Sare ee Galmudug:
1. Mahdi Cabdullaahi Macalin Nuur- Garsoore
2. Cabdullahi Cabdiqani Sh Yuusuf- Garsoore
3. Maxamed C/llahi Ilbir- Garsoore
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:
1. Cabdullahi Axmed Cali -Gudomiye
2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore
3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore
Maxkamadda Gobolka Galgaduud:
1. Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye
2. Axmed Salaad Kulane – Garsoore
3. Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise —Garsoore
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug:
1. Nuur Cali Culusow – Garsoore
2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore
Maxkamadda Gobolka Mudug:
1. Xuseen Aadan Axmed -Garsoore
2. Cabdullahi Cabdiraxmaan Maxamed – Garsoore
Maxkamadda Degmada Hobyo:
1. Shaafici Cali Aadan – Guddoomiye
2. Xirsi Maxamuud Xalane – Garsoore
Maxkamadda Guriceel:
1. Maxamuud Jimcaale Xalaned – Guddoomiye
2. Cabdirisaaq Diiriye Faarax -Garsoore
Maxkamadda Degmada Cadaado:
1. Cabdicasiis Ciise Cali – Guddoomiye
2. Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamuud -Garsoore
Maxkamadda Degmada Balanbal:
1. Xuseen Cabdullaahi Yuusuf – Guddoomiye
2. Axmed Aadan Cilmi – Garsoore
Maxkamadda Degmada Cabudwaq:
1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye
2. Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore
Maxkamadda Xeraale:
1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye
2. Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore
Qodobka 2aad:
1. Waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Galmudug, in ay la shaqeeyaan garsoorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.
Qodobka 3aad:
1. Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Madaxwaynaha Dowladda Galmudug. Waa uuna saxiixay.
Dhmaaad
May be an image of 1 person and sitting
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon {Sawiro}
Next articleMasuuliyiin ka Tirsan Puntland oo Qarax lala Eegtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here