Home Wararka Maanta Dad ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Mareykanka

Dad ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Mareykanka

0

Nin ku hubaysnaa toorrey ayaa weerar ka geystay gobolka Illinois ee dalka Mareykanka.

Afar qof ayaa ku dhintay ugu yaraan shan kalena dhaawac ayaa soo gaaray, mid ka mid ah dadka dhaawaca ah ayaa ku jira xaalad halis ah.

Taliyaha booliska magaalada Rockford Carla Redd ayaa sheegtay in nin 22 jir ah la xiray oo su’aalo la weydiinayo. Waxa ay intaas ku dartay in sababta ka dambeysay dhacdadaasi aysan weli caddayn.

Booliisku waxay sheegeen in dhibbanaha ugu yar ay ahayd gabar 15 jir ah.

Ad
Previous articleDalka Uganda oo laga Furay Bankigii ugu Horeeyey oo islaami ah iyo Soomaaliya oo Furatay
Next articleDil Toogasha ah oo Lagu Fuliyay Ninkii Dilay Samafale Wariye Bulxan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here