Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Booqday DugsigaTababarka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee Magalada...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Booqday DugsigaTababarka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee Magalada Sparta Ee Dalka Turkiga(Sawiro)

0

Madaxwayne Xasan Shiiq Maxmuud ayaa Shalay booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee Magalada Sparta Ee Dalka Turkiga .

Madaxwayne Xasan Shiiq ayaa la dardaarmay Ciidanka Tababarka u jooga Dalka Turkiga . Sidoo kale Madaxwayne Xasan Ayaa Dawlada Turkiga ugu mahadceliyay dadaalka ay Ku bixinayaan Tababarka Ciidanka .

Madaxwayne Xasan shiiq ayaa Maanta waxa uu kulan la qaadan donaa dhigiisa Turkiga Rajab Tayib Erdugan

Ad
Previous articleUhuru Kenyatta intaan madaxtooyada ugu tagay ayaan dharbaaxi rabay
Next articleCiidamada Amniga oo howlagalkii ugu Horeeyey Xalay kuso Qabtay hubkii ugu badnaa iyo raggii Watay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here