Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH:Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Goordhow isku Dhiibay ciidamada...

WAR DEG DEG AH:Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Goordhow isku Dhiibay ciidamada Darawiishta Galmudug(Sawiro)

0

Labo xubnood oo ka tirsan Ciidamada Alshabaab ayaa isu soo dhiibay Ciidmada Daraawiishta Galmudug ee ku sugan Magaalada Bacadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug.

Labada xubnood ayaa kala ah Bishaar shardi Maxamed oo Afgarashadiisu tahay Xasey iyo Yuusuf suleemaan Abuukar jirow oo Afgarashadiisu tahay Salaaxudiin.

Galmudug ayaanan Maalmahaan Qaadin Wax Dagaal ah inkastoo Dhawaan La Filaayo inay Wajiga Labaad ee Dagaalka uu Halkaas ka Bilowdo.

Alshabaabka Kusuga galmudug ayaanan In mudo ah Qaadin Wax Dagaal ah Madaama Ay Go,doon ku jiraan waxayna Ku noolyihiin Howdka Deegaanada Galmudug.

Ad
Previous articleAskari Kenyan ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray mudaaharaadyada dalka.
Next articleDowlada oo Gargaar Gaarsiiyay Dad ku Dhaqan Magaalo Ka Tirsan Galmudug oo Dhawaan Alshabaab Laga Saaray(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here