Home Wararka Somaliya Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay saddex gantaal

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay saddex gantaal

0

Maalintii ugu dambeysay ee sanadka, Kuuriyada Waqooyi waxay ridday saddex gantaal oo ballistic ah, taasoo ahayd tijaabadii ugu dambeysay ee taxane dheer oo ay samaysay sanadkan. Saddexda gantaal ayaa ku dhacay badda Japan.

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah:- Shiikh Caan Ah oo lagu dilay Magaalada Laascaanood
Next articleFaransiiska oo soo saaraya Sharuudo ku aadan Safarada qaar ee Dalkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here