Home Wararka Maanta 28 Qof oo Doonaayay inay Alshabaab ku Biiraan oo Gacanta Lagu Dhigay

28 Qof oo Doonaayay inay Alshabaab ku Biiraan oo Gacanta Lagu Dhigay

0

Cidamada Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Gacanta ku Dhigay 28 Qof oo Dhalinyara ahaa kuwaas oo Doonayaya inay Ku Biiraan Alshabaab ku sugan Gobalka Shabewlada Dhexe.

Dadkaan oo ka Baxay Degmada Afgooye Saarnaana Gaari Caasi ah oo uu Waday imcaalle 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Fiidow oo la dhashay Ismaaciil 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Fiidow oo Alshabaab u Qaabilsan DabaGalka Gobalka Shabeelada Dhexe.

Dadkaan iyo Gaari ay Saarnaayeen ayaana Lagu Qabtay Duleedka Afgooye Darawalkii oo la waraystay ayaana Sheegay in Dadkaan u Rabay Inuu Geeyo Meel ku Dhow Warshiiq Si ay Alshabaab joogaan Wuxuu kaloo Sheegay in loo balan Qaaday Lacag Hadii Dadkaas Meesha Geeyo.

Dadkaan ayaana Loosoo Gudbiyay Xabsi Kuyaal Muqdisho kuwaas oo la Filaayo in Dhawaan Maxkamad lasoo Taago.

Ciidamada Nabad Sugida ayaana Maalmihii Lasoo Dhaafay Kordhiyay Howlgalada Ay kaga Hortagayaan alshabaab Waan Markii ugu horaysay oi Halmar Gacanta Lagu Dhigo 28 Qof oo Rabay inay Alshabaab ka Garab Dagaalamaan.

Ad
Previous articleCiidamada Maraykanka ee ku sugan Ciraaq iyo Suuriya oo lagu Qaaday weerar loogu aargudaayo Reer Falastiin
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Qarax Goordhow ka Dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here