Home Wararka Maanta Turkiga oo Soo SaaraybGo,aan ka Nixiyay Soomaalida ku nool Dalkaas

Turkiga oo Soo SaaraybGo,aan ka Nixiyay Soomaalida ku nool Dalkaas

0

Turkiga ayaa sheegay inay dalkooda ka saarayaan in ka badan hal milyan oo qof oo ah soo-galooti u dhashay Suuriya oo aan sharci rasmi ah ku joogin dalkaasi.

Sidoo kale mas’uuliyiinta socdaalka ee Turkigu waxay bilihii ugu dambeeyay qaadeen ololeyaal lagu beegsanayo dadka Afrikaanka ah ee ay Soomaalida ku jirto ee ay sharciyadii ka dhaceen balse wali dalka gudihiisa sii jooga iyo kuwa ku soo galay hanaan sharci darro ah.

Cabdulcasiis Cawil Maxamuud oo madax ka ah urur lagu magacaabo Iskaashiga Soomaalida Turkiga oo xaruntoodu tahay Magaalada Ankara ayaa sheegay in tallaabada dadka lagu musaafurinayo ay ka jirtay dalka Turkiga in muddo ah

Madaxda tartameysay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga ayuu sheegay in qaarkood ay ku ololeeyeen in dalka laga saaro dadka ajaaniibta ah oo culeys dhaqaale iyo mid bulsho ku haya wadankaas.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Alshabaab oo weerar Qaraxyo ku Bilowday Ku Qaaday Saldhiga Ciidanka Dowlada ee..
Next articleDonald Trump oo Markale lasoo Taagay maxkamad ku taalla Washington

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here