Home wararka Dalka Dhagayso Cabdi wali Gaas Oo Markii Ugu Horaysay Tagaya Magaalada Cadaado Caasimada...

Dhagayso Cabdi wali Gaas Oo Markii Ugu Horaysay Tagaya Magaalada Cadaado Caasimada Kmg Ah Ee Galmudug

0

Xili la filayo in 29 bishaan may ay magaalada cadaado ka dhacdo xaflada caleema saarka madaxwaynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf ayaa waxaa wali isi soo taraya masuuliyiinta ka qayb galaysa xafladaasi

C/wali maxamed cali gaas Madaxwaynaha puntland ayaa la sheegay in uu ka mid yahay madaxda ka qayb galaysa xaflada caleema saarka madaxwaynaha galmudug sida uu sheegay suldaan c/naasir jaamac seed

Maamulada galmudug iyo puntland ayaa in mudaa waxaa ka dhexeeyay khilaaf xoogan balse doorashadii xaaf ka dib ayaa waxaa sooo hagaagay xariirka labada dhinac

Halkaan hoose Ka Dhacayso Codka

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here