Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo Soo Bandhigay Maxabiis iyo Hub ay Ka Soo Qabsadeen...

Ciidamada Galmudug oo Soo Bandhigay Maxabiis iyo Hub ay Ka Soo Qabsadeen Alshabaab(Sawiro)

0

Ciidamada daraawiishta galmudug oo kaashanaya ciidamada deegaanka bajeela ayaa saaka howlgal qorshaysan waxa ay ka fuliyeen duleedka degaanka baraag-Ciise

Ciidamada ayaa waxey howlgalka ku dileen maleeshiyaad argagixisada u qaabilsanaa Aruurinta lacagaha baada ah ciidamada ayaa dhanka kale nolasha ku qabtay xaashi garaad Cali oo magaciisa( Afgarashada Yahay Yaxye ) iyo hubkii uu khawaarijta ugu adeegayay

ciidamada daraawiishta ayaa sheegay inay wali ku daba joogaan firxadka khawaarijta oo u kala cararay dhulka miyigaa

Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay dhuumaalaysi ku imaanayay deegaanka baraag-ciise iyo tuulooyinka hoos yimaada kuwaas oo dhac iyo handadaad ku haayay shacabka deegaanka waxayna taas saaka ka jawaabay ciidamada daraawiishta iyo kuwa deegaanka.

Ad
Previous articleMusuliyiintii Baxsadka ahaa ee Musuqa lagu Eedeeyey oo Mudo Kooban loo Qabtay
Next articleMadaxweynaha Turkiga oo ugu danbayn oggolaaday ku biiritaanka Sweden ee Nato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here