Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Soo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Soo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Dowladda Galmudug oo uu uga maqnaa safaro shaqo.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug.

Ad
Previous articleBaarlamaanka labada aqal oo ugu danbayn Go,aan gaaray Miisaaniyada 2022
Next articleGudoonka Labada aqal oo shaaciyay Magacyada Guddiga Baaraya Wasiirka Maaliyadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here