Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo soo Bandhigtay Mayd iyo xub ay shalay Shabaab Looga Furtay...

Galmudug oo soo Bandhigtay Mayd iyo xub ay shalay Shabaab Looga Furtay Dagaalkii Baxdo (Sawiro)

0

Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah ku soo bandhigay, meydadka xubnihii Shabaab looga dilay dagaalkii shalay, saanad ciidan oo looga furtay dagaalka iyo maxaabiis nool.

Saraakiishu waxay sheegeen in la tiriyey meydadka 70 Shabaab ah, waxaana raga la dilay ku jira xubno ajaanib ah, sidoo kale waxaa nolosha lagu qabtay oo maanta fagaaraha Baxdo lagu soo bandhigay Shabaabkii waday gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa.

shalay ayaa Baxdo waxaa ka dhacay Dagaal xoogan oo Alshabaab ay ku qaadeen Deegaanka Baxdo, waxaana dagaalkaasi Lagu  dilay xubna aad u badan.

Ad
Previous articleIlhaan Cumar ayaa garsoore sare ku eedeysay in xukunada uu rido ay soo go’aamiso xaaskiisa.
Next articleAkhriso Xogta Safarada Madaxweynaha iyo dalka uu ka Helay Marti qaadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here