Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Galmudug oo Shaacisay Qabashada Doorashada 8 Kursi

Deg Deg Galmudug oo Shaacisay Qabashada Doorashada 8 Kursi

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorasho ee 8 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.

Kuraasta la shaaciyay ayaa ka mid ah kuwa ugu loolanka adag ee sida weyn loo hadal haayo, waxaana doorashadooda la qabanayaa 13-14 bishan Febraayo.

Kuraastaan aya Waxaa Ka mid ah Kursiga Mahad Salaad Ku Fadhiyo iyo Sidoo kale odowaa Waana Kuraasta ugu adag ee Galmudug lagu Dooran Doono.

Sidoo Kale 8 Kursi waa Kuraastii ugu Danbaysay ee Dhuusamareeb Taalay kuwaas oo ahaa 21 Kursi horay ayayna Galmudug u Dooratay 13 kursi oo Taalay Dhuusamareeb.

 

 

 

Ad
Previous articleMilkiilaha Facebook oo Qasaaray 230 Bilyan oo Doolar iyo Culays Soo Wajahay
Next articleGudi Wasiira oo Rooble Dhawaan Magacaabay oo Jowhar Gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here