Home Wararka Somaliya Dowlada oo beenisay in Raisal Wasaare Rooble uu la Kulmayo Ahlu-suna

Dowlada oo beenisay in Raisal Wasaare Rooble uu la Kulmayo Ahlu-suna

0

Kadib markii Baraha Bulshada lagu faafiyay saacadihii la soo dhaafay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, balse Xukuumadda Soomaaliya ay warkaasi beenisay.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaaladda ayaa sheegay in Ra’iisul  Wasaare Rooble uusan u qorsheysneyn la kulanka hoggaanka Ahlusunna Waljamaaca.

” Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusa-mareeb kuma jirto in uu wada-hadal la galo Ahlu-sunnada
hubeysan ayuu yiri” Wasiir Alcadaala.

Xubno kamid ah hoggaanka Ahlusunna ayaa waxaa ay ku sugan yihiin degaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud, waxaana dhawaan fashilmay wada-hadallo lagu dhex dhexaadinayay, iyaga iyo Maamulka Galmudug.

Ad
Previous articleQaramada Midoobe oo kordhisay cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya
Next articleMadaxda Jubbaland iyo Puntland oo yeeshay Kulan Hordhac ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here