Home Wararka caalamka Sawiro Madaxweynaha Ruushka oo loo sameeyay Diyaarad dunida ka yaabisay Quruxdeeda…

Sawiro Madaxweynaha Ruushka oo loo sameeyay Diyaarad dunida ka yaabisay Quruxdeeda…

1

Dayuurada gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa si weyn u soo jiidatay warbaahinta caalamka, waxaana dayuuradaas loo nixiyey Kremlin-ka duula.

Waxaa si weyn kuu soo jiidanaya quruxda dayuuradan iyo waxyaabo la yaab badan oo gudaheeda lagu diyaariyey.

Dayuuradan oo nooceedu yahay Ilyushin il-96 ayaa waxyaabaha gudaheeda lagu diyaariyey xafiiska Madaxweynaha si qurux badan loo qalabeeyey, lehna isgaarsiin 24 saac ah oo caalamka oo dhan lagula xiriii karo.

Waxay sidoo kale leedahay qolka martida, qolka martida, qolka nashadada, qolka jiifka, qolka jimicisiga oo leh qalabka gym-ka, kushiin casri ah, musul casri ah oo lagu xardhay dahab, qeyb caafimaad oo gargaar deg deg ah bixineysa iyo adeegyo kale oo fara badan.

Dayuuradan oo ka mid ah farsamooyinkia ay faanto dowlada Ruushka ayaa xitaa leh qalabka badbaadada haddii uu shil dhaco ama uu dab qabsado, waxayna hooyo u tahay 50 dayuuradood oo uu leeyahay aqalka looga ariimiyo Ruushka ee Kremlin.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. Diyaaradan waxaa ka dhaha ilyush-96 waa shirkada samaysay diyaarada somalia ka shaqeeya, inkastoo ay yihiin kuwa somalia ka shaqeeya proppeller tani wa jet, proppeller waa kuwa marwaxadaha ku duula, meesh jetku naqas ku shaqeeyo. shirkada kale ee rabta inay suuqa ku cirido reer galbeedka waa sukhoi, xooga waxaa dib u dhac ku riday diyaaradi kaga dhacday dalka Indonesia dhowr sano ka hor, kaas oo dulimaadkedi ugu horeyey ee lagu tijaabinayey, inkastoo ay hada ka shaqeyso wadamo koban weli maysan noqon mid suuqa dunida qayb fiican ku yeela oo ay uu hada badankiisa haystaan shirkadaha Airbus iyo Boeng.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here