Home Wararka Maanta Midowga Afrika oo ka hadlay Bandawga ay saareen Xerada Xalane iyo Garoonka...

Midowga Afrika oo ka hadlay Bandawga ay saareen Xerada Xalane iyo Garoonka diyaaradaha

0

War-Saxaafadeed kasoo baxay ATMIS Aka AMISOM ayaa lagu sheegay in bandowga lagu soo rogay Xerada Xalane uusan ahayn mid dhibbaato ku ah hannaanka doorashada ee dalka.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in dhaarrinta Xildhibaannada ay Xalane ka dhaceyso, sidoo kale- ay mar walba u taagaan yihiin xaqiijiinta amniga guud ee xeradaas.

War-Saxaafadeedkaan ayaa kusoo aaddaya xilli maanta ay shir yeesheen RW Rooble iyo wakiilo ka tirsan beesha Caalamka.

 

Ad
Previous articleGo’anka Madaxweyne Qoor Qoor ee Xiisada ka dhaxeysa Farmaajo iyo Rooble. ( Xog Muhiim Ah)
Next articleAxmed Madoobe oo iska Diiday Dalab uga Yimid Beesha Caalamka ee Kuraasta Gobalka Gedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here