Home puntland Dhageyso Hadalka Madaxweyne Farmaajo uu jeediyay Shirka Maamul Goboleedyada kadib…

Dhageyso Hadalka Madaxweyne Farmaajo uu jeediyay Shirka Maamul Goboleedyada kadib…

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinaayay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleeyadda ee lasoo gabagabeeyay ayaa waxaa uu sheegay in Madaxdu ay isku raaceen in laga shaqeeyo Soomaalinimada.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Madaxda Qaranka ay si weyn uga wada hadleen Sidii Al-Shabaab loola dagaalami lahaa.

Mudane Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in gargaar la gaarsiin doono dadka ay Abaaruhu saameeyeen,

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan dowladda Soomaaliya.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Farmaajo,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here