Home Wararka Maanta Khilaaf Xoogan oo Ka Dhex Taagan Wasaarada Maalyada Soomaaliya iyo Shaqoojin...

Khilaaf Xoogan oo Ka Dhex Taagan Wasaarada Maalyada Soomaaliya iyo Shaqoojin Hor leh oo la Sameeyey

0

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Shaqo ka joojin degdeg ah ku sameeyay Xisaabiyaga Guud iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda.

Shaqo ka joojinta ayaa la xiriirta amar diido, wada shaqeyn la’aan iyo caqabad ay ku noqdeen hannaanka lagu maamulo qarash bixinta dowladda ee SFMIS.

Sidoo kale waxaa hakad galay bixinta lacagaha kaalmada Deeq bixiyeyaasha ku deeqeen ee qaar ka mid ah loogu tala galay in loo wareejiyo dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Ad
Previous articleAkhriso: Magacyada Eedaysanaayasha oo Dhamaystiran ee Xatooyo Xoolo Dadwayne lagu soo oogay
Next articleAgaasimihii Hay’ada Socdaalka Jinsiyada Soomaaliya oo Iscasilay Xili Shalay Eed loo Saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here