Home puntland Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo Xaalad Deg Deg Ah ku dhawaaqay isagoo xiran...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo Xaalad Deg Deg Ah ku dhawaaqay isagoo xiran Tuutaha ciidanka somaliya,,Sawiro,,

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada isaga oo xiran dareeska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa ku dhawaqaay in uu dalku ku jiro xaalad dagaal.

Farmaajo oo maanta isbadal weyn ku sameeyay taliyaasha ciidanka qalabka sida ayaa ku dhawaqaay in uu dalka ku jiro xaalad dagaal, waxa uuna Iclaamiyay Madxaweynaha dagaal ka dhan ah Kooxda Al Shabaab ee dagalaka kula jirta dowlada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidamada qalabka ee Soomaaliya gacana ku siiyaan dagaalka ay la galayaan Kooxda Al Shabaab uu tilmamay in ay kasoo horjeedaan nabada iyo noloshada Umada Soomaaliyeed.

Halkan Hoose ka dhageyso Farmaajo oo Xaalad Deg Deg ku dhawaaqay,,,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here