Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaanada iyo Wasiirada cusub ee Habar gidir oo Kulan yeeshay (Sawiro)

Xildhibaanada iyo Wasiirada cusub ee Habar gidir oo Kulan yeeshay (Sawiro)

0

Magaalada Muqdisho waxaa Kulan ku yeeshah Xildhibaanada Labada aqal ee ka soo jeeda Galmudug iyo Wasiirada cusub ee Beesha Habar gidir.

 

Kulankaan oo ka dhacay Muqdisho ayaa qeyb ka ah Taageerada Xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay Ra’isul Wasaare Xamza.

Warar ayaa sheegaya inuu jiro culeysyo ay wajahayaan Golaha Wasiirada cusub taas oo Shaki galinaysa  in la Ansixiyo Wasiirada R/W Xamza.

 

Xildhibaana kasta waxay la kulmayaan Wasiiro kasta oo Beesheedu heshay si ay Taageera ugu muujiyaan.

Ad
Previous articleGalmudug iyo Jubaland oo Ka Horyimid Golaha Wasiiirada Cusub
Next articleJubbaland oo cadeysay Mowqifkeeda ku aadan Xukuumadda cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here