Home Wararka Somaliya Galmudug Gaari Caruus galbinayay oo Shir ku galay Duleedka Galkacyo (Sawiro)

Gaari Caruus galbinayay oo Shir ku galay Duleedka Galkacyo (Sawiro)

0

Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug Ayaa sheegaya in shil Gaari uu ka dhacay inta u dhaxaysa Galkacyo iyo cagaaran oo Gobalka Mudug ka Tirsan.

Warka Mudug24 ka Heshay Shilkaas Ayaa sheegaya In shilku sababay dhaawaca 5
haween ah iyo darwalkii gaariga.

Haweenka Shilkaan Dhaawaca ka soo gaaray Ayaa Qaarkood dhaawacyo Culus Soo gaareen waxaana Gaariga shilka galay uu waday Dad Caruus ah.

Shilkaan Ayaa sababay ka dib Markii ay isku dhaceen Gaari indha taree ah iyo Noohada oo Caruus waday.

Ad
Previous articleAhlusuna oo dib ugu laabtay Saldhiga Gurceel
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Loogu Baaqay Dhameystirka Xubnaha Aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here