Home Wararka Somaliya Galmudug Baarlamaanka Galmudug oo Meel mariyay Guddiga Doorashada Galmudug

Baarlamaanka Galmudug oo Meel mariyay Guddiga Doorashada Galmudug

0

Baarlamaanka Galmudug Maanta wuxuu cod aqlabiyad leh ku ansixiyay gudigii doorashooyinka Galmudug oo ka koobnaan doona 7xubnood.

Laga bilaabo maanta waxaa meesha ka baxay ODAYAASHII Dhaqanka ee saxiixooda lagu keeni jiray Xildhibaanada Kuwasoo badalaya gudiga maanta la ansixinay.

Arintaan ah mid Golaha Wakiilada Galmudug ay ku Meel mariyeen in Galmudug ay yeelato Guddi doorasho waxaana Meesha ka baxaysa Odayaashii Galmudug ee dhanka Doorashada

 

Ad
Previous articleKhilaaf Culus Oo Hareeyay Shirka Wasiirada Maaliyada Ee Ka Socda Muqdisho Iyo Qodobka La Isku Hayo
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Maanta ku wajahan Sacuudiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here