Home Wararka Maanta DEG DEG: Taliya NISA oo Amray in Dhulka Lala Simo Hotel Xayaat...

DEG DEG: Taliya NISA oo Amray in Dhulka Lala Simo Hotel Xayaat oo laga saari waayay Alshabaab kii Shalay Galay

0

24 Saac oo weerar kasocday Hotelka Xayaat ee Muqdisho, Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa go’aamiyey in lafuliyo xalka kaliya ee haray uu yahay in Hotelka dhismihiisa laburburiyo, si loo soo afjaro weerarkan Argagixiso!!

Agaasimaha NISA oo goobta ku dhawaaday ayaa amray in laga baxo guryaha ku dhaw-dhaw agagaarka Hotelka, taas oo ka dhigan in qaraxyo ay dawladdu ku xirayso dhismaha si loo soo afjaro weerarkan.

Sida muuqata dawladda ayaa garowsatay in aan dhismaha dad shacab ah dambe oo nooli ku harin, iyadoo aan xaqiiqo la heynin dhameystiran.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Dowladda Galmudug oo si rasmi ah u daahfuray Dhismaha Golaha Deeganka Dagmada Caabudwaaq(Sawiro)
Next articleArin Halis ah oo Lagu arkay Hotelka xayaat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here