Home Wararka Maanta Booliska Denmark oo war kasoo saaray ninkii weerarka ka geystay Copenhagen

Booliska Denmark oo war kasoo saaray ninkii weerarka ka geystay Copenhagen

0

Booliska Denmark ayaa sheegay in aysan jirin caddeymo muujinayo in weerar argagixiso uu ahaa toogashadii ka dhacday mid kamid ah xarumaha lagu dukaameysto ee ugu weyn dalkaas.

Booliska waxay sidoo kale sheegeen in ninka looga shakisan yahay weerarka uu ahaa nin qaba xanuunada dhimirka taas oo horey loogu sheegay.

Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay magaalada Copenhagen .

Nin 22 jir ah ayaa la xiray oo lagu eedeeyay weerarka kaas oo argagax ku abuuray dadkii wax ka iibsanayay suuqa Field ee koonfurta magaalada Copenhagen.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Amaamulka Puntland oo Diiday Xubno oo Dhawaan Deni Magacaabay iyo Deni oo jawaab Culus ka bixiyey
Next articleDhageyso Galmudug oo la wareegtay deeq Gargaar ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here