Home wararka Dalka Deg Deg Wariyaasha oo looga yeeray Xaruunta Madaxtooyada Somalia…

Deg Deg Wariyaasha oo looga yeeray Xaruunta Madaxtooyada Somalia…

0

Madaxtooyada Somalia waxaa looga yeeray wariyaasha somalia kuwasi oo soo tabindoona Wasiirada Cusub.

Wariye Maxamed Daacid oo ka tirsan Mudug24 ayaa qeyb ka aha Wariyasha loo yeeray waxaana uu sheegay in Xafiiska Raisal wasaaraha looga yeeray.

Daaacad ayaa intaasi ku daray in Raisal wasaaraha somaliya uu ku dhawaaqidoono Golahiisa Wasiirada Cusub.

Halkan Kala Soco goor dhow.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here