Home Wararka Maanta Deg Deg Bandow Lagu soo rogay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Deg Deg Bandow Lagu soo rogay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho

0

War qoraal ah oo kasoo baxay howl-galka #ATMIS ayaa waxaa Baddow loogusoo rogay garoonka diyaadaha Aaden Cadde ee Muqdiaho sababo lagu sheegay howl-gal amni oo lagu xaqiijinayo madaarka Muqdisho. Warkaan ayey #ATMIS soo saareen daqiiqado kadib markii wasaaradda amniga ee Soomaaliya ay xirtay terminal-ka Movecone oo ay kasoo degaan saraakiisha ciidamada ATMIS, safiirrada ajnabiga ah iyo diblumaasiyiinta shisheeye.

Howl-galkaan ayaa soconaya muddo 10-ka illaa iyo 16-ka bishan. Arintaan ayaa kusoo aadeysa xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad xasaasi ah, Xukuumadduna ay ceyrisay Madeira sidoo kalana lagu wado in 14-ka April la dhaariyo xildhibaannada cusub.

Siyaabo kala duwan Ayaa loo fasiran karaa qoraalka Howlgalka Midowga afrika ee La Xariira Bandawga Habeenkii ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Ad
Previous articleCiidmada Galmudug oo Qarxiyay Qaraxyo Alshabab Dhigeen(Sawiro)
Next articleWasaaradda Amniga Soomaaliya oo Amar dulshigatay Wakiilka Midowga Afrika (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here