Home Wararka Somaliya Galmudug Taliye Cusub oo loo magacaabay Ciidamada Gorgor ee ku sugan Galmudug

Taliye Cusub oo loo magacaabay Ciidamada Gorgor ee ku sugan Galmudug

0

Taliyaha Ciidanka Xoogga ee dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa Cabdi Maxamed Shiikh Xasan ( Suulnuug) u magacaabay Taliyaha Ciidanka Gorgor ee ku sugan deeggaanada maamulka Galmudug.

 

Magaacabistaan ayaa Kusoo aadaysa Xili Dhawaan Ciidamada Gor gor Ee Ku Sugan Dhuusamareeb iyo Guriceel ay Dagaalo lagaleen Ciidamada Booliska ee Ku Sugan Degmooyinka Dhuuaamareeb iyo Guriceel.

Lama oga Sida uu wax uga Badali Doono Taliyahaan Cusub Hab Dhaqanka Ciidamada Gorgor ee Ku Sugan Galmudug.

Ad
Previous articleDeg deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kaso baxaysa
Next articleDowlada Soomaaliya oo amar Ku Bixisay in Lafuro Suuqa Bakaaarahaa oo Daacish U xirnaa Maalmihii lasoo Dhaafay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here