Home galmudug Dhageyso ku dhawaaqista Wasiirada Cusub ee Somalia oo socota Xubno ku sugan...

Dhageyso ku dhawaaqista Wasiirada Cusub ee Somalia oo socota Xubno ku sugan Madaxtooyada,,,

2

magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaruunta Madaxtooyada Somaliya ayaa sheegaya in ay socoto qaban qaabada ku dhawaaqista Wasiirada Cusub,

Xubnanaha Wasiirada Cusub ayaa lagu dhawaaqayaa sida ay socota waxana dib loo dhigayaa ku xigeenada Wasiirada Cusub sida mudug24 helesyo,

Waxaa la diyaariyay dhamaan wasiirada cusub ee lagu dhawaaqayo waxana laga badinayaa tirada horay loogu maleenayay,

madaxweynaha Somalia iyo Raisal wasaaraha oo wehliyaan Barlamaanka Somaliya labadiisa aqal ayaa ku sugan xaruunta madaxtooyada si loogu dhawaaqo wasiirarada cusub,

Halkan Hoose ka dhageyso Halka ay mareyso ku dhawaaqista

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

  1. HAL XAARAANA NIRIG XALAALA MA DHASHO,,,,R/W KHAYRE SOOW MAAHA KII XUBINTA MAAMUL KA AHAA SHIRKADA GACAN KU RIMISKA AH EE TUUGADA AH EE SOMA OIL AND GAS KUNA LAHAA SHEERKA,,,,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here