Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo dib u furay isgaarsiin ay Shabaab jareen (Sawiro)

Ciidamada Galmudug oo dib u furay isgaarsiin ay Shabaab jareen (Sawiro)

0

Ciidamada Dowladda hawada ku soo celiyaay isgaarsiintii degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo Al-shabaaab ay jareen.

Ciidamada Galmudug oo wata gaadiidka dagaalka ayaa weeraray Xarunta Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud ay ku leedahay Baxdo

Waxaa Shirkadda Lagu amray inay fasaxdo isgaarsiinta oo aysan qaadan amarka Shabaab

Ad
Previous articleMaxkamadda sare ee Kenya oo cadeysay iyo Ruuto uu yahay Madaxweynaha Kenya
Next articleQaramada Midoobey oo digniin Qaraxya ah soo saartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here