Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo shacabka ugu baaqay in ay talaadada isku...

Dhageyso Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo shacabka ugu baaqay in ay talaadada isku soo baxaan…

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta gelinkii dambe waxa uu Madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Guddiga Gurmadka Abaaraha waxa uu kala hadlay ilaa iyo hada waxyaabaha u qabsoomay iyo halka ay wax marayaan, maadaama Abaarta marba marka ka dambeysa ay sii fideyso.

Intaasi kadib Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa uu ugu baaqay in 14-ka bishan oo ku beegan Talaadada soo aadan in ay isugu soo baxaan Masaajidada waa weyn iyo Barxadaha, si loo Tukado Salaad Roob doon ah, Allena loo bariyo.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Farmaajo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here