Home wararka Dalka Sawiro Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) oo isku soo sharaxay Doorashada Madaxweynaha...

Sawiro Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) oo isku soo sharaxay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

0

Musharax Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug ee dhawaan doorashadeeda dhaceyso,

kulan ka dhacay Hotel SYL ee magaalada Muqdisho ayuu musharaxa kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa Galmudug iyo waxyaabaha uu qabandoono hadii la doorto,

Musharaxa ayaa goobta ka jeediyay qudbad taabaneysa musharaxnimadiisa Galmudug iyo waxyaabaha uu sida aadka ah diirada u saaridoono,

Wixii ku soo kordha lasoco

Wararka Dalka@mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here