Home Wararka Maanta DEG DEG: Madaxweynaha TikTok oo Muqdisho Goordhow Lagu Toogtay

DEG DEG: Madaxweynaha TikTok oo Muqdisho Goordhow Lagu Toogtay

0

Koox hubaysan ayaa Muqdisho ku dhaawacay Bilaal Bulshaawi oo caan ka ah baraha bulshada aadna loogu yaqaan magaca ah m/weynaha Tiktok,ga.

Wararku waxay sheegayaan in dhaawac ahaan goobta looga qaaday Bilaal iyo qof kale oo la socday waxaana falkaan uu ka dhacay maqaayad ku taala agaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho

Ad
Previous articleWasiirkii Qorshenta ee Dowladdii hore oo Xil sare loo magacaabay
Next articleNin dili rabay Madaxweyne kuxigeen oo la qabtay kaddib markii u dhici weysay Bistoolada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here