Home Wararka Maanta Khaadkii ka imaan jiray Kenya iyo iToobiya oo maantay ku Xiyaran Gudaha...

Khaadkii ka imaan jiray Kenya iyo iToobiya oo maantay ku Xiyaran Gudaha Garoonka Muqdisho

0

Jaadkii Kenya iyo Itoobiya ka imaan jiray oo ku Xayiran Muqdisho!

Muddo saacado ah waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku xayiran Maandooriyaha Lacagta badan looga qaato Soomaaliya ee ka kala yimaada Kenya iyo Itoobiya Qaadka (Jaadka).

Dowladdu waxay kusoo rogtay Canshuur xad dhaaf ah, waxaana loo sheegay Ganacsatadda in la miisaamayo oo Culeyska lacagta uu kusii badanayo. Iyagoo diiddan arrintaas ayey ganacsatu sameeyeen Gadood Jaadkiina wuxuu dhooban yahay halkii lagu dajiyey oo Magaaladda uma sii gudbin.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Wata Gaadiid Dagaal oo Farabadan oo Goordhow Gaaray Deegaanka Qaayib.
Next articleATMIS Oo Qiratay Dilka C/Raxmaan Faarax Fiidow oo ay shalay Ceelasha Biyaha Ku Dileeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here